Sunday, January 5, 2025
HomeAll NewsMasuul Hore oo Itoobiyaan ah oo Lagu Afduubtay Magaalada Adis Aababa.

Masuul Hore oo Itoobiyaan ah oo Lagu Afduubtay Magaalada Adis Aababa.[DHAGEYSO]

Mid kamid ah wasiiru dowlayaashii hore ee wasaaradda Nabadda Itoobiya, ayaa lagu afduubtay magaalada Adis Ababa.

Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda nabadda Taaye Dandaaye oo labdiii bishan laga soo daayay xabsi ku yaalla magaalada Adib Ababa oo uu ku xirnaa ku dhawaad sanad 2-adii bishan ayaana laga sii daayay.

Siyaasiga kasoo jeeda qowmiyadda Oromada ee Jawaar ayaa sheegay, in markii uu jeelka kasoo baxayay ninkan ay albaabka ku sugayeen koox afka uduuban yahay oo halkaasi ka kaxeystay.

Halkaan ka Degso Warka Masuulka Hore

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments