Ururka la baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa ansixiyay, qaraar qabyo ah oo lagu sameynayo howlgal badalaya ciidanka ATMIS, kaas oo loo bixiyay howlgalka taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee magaciisa loo soo gaabiyo “AUSSOM”.
Waxa ay sheegeen in arrintaan ay uga gol-leeyihiin dhismaha Dowladda Fedaraalka iyo la dagaalanka waxa ay ugu yeeraan “Argagixisada” waxaana Aqoonyahan Suldaan Garyare aan weydiiney su’aasha ah dowlad dhista ma dhab-baa?