Sunday, November 17, 2024
HomeWarka DibaddaMachad ku Yalla Jarmalka oo ka Hadlay Tirada Ciidanka Xabashida ee Duullaanka...

Machad ku Yalla Jarmalka oo ka Hadlay Tirada Ciidanka Xabashida ee Duullaanka ku Jooga Dalka.

Machad SWP oo laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa qoray warbixin uu kaga hadlayo, tirada ciidamada Itoobiya ee ka baxsan kuwa udiiwaangashan shisheeyaha ATMIS ee duulaanka ku jooga Soomaaliya.

Wuxuu sheegay isagoo ka faalloonaya ciidamada dheeraadka ah ee la maainsan yahay iney dowladda Itoobiya kusoo gurtay Soomaaliya Sanadihii lasoo dhaafay, in 10,000 askari oo aan ka amar qaadan midowga Afirka ay ku sugan yihiin magaalooyin dhaca Koonfurta Soomaaliya.

Halkaan ka Degso Warbixinta Machadka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments