Friday, December 27, 2024
HomeAll NewsMaamulka Jubbaland oo Isgaarsiinta ka Jaray Deegaanka Raaskambooni.

Maamulka Jubbaland oo Isgaarsiinta ka Jaray Deegaanka Raaskambooni.[DHAGEYSO]

Waxaa marba marka ka dambeysa cirka isku shareereysa xiisadda colaadeed ee udhexeysa Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay Jubbaland ee fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo.

Wararka ayaa sheegaya in maamulka Axmed Madoobe uu isgaarsiintii ka jaray deegaanka Raaskambooni ee gobalka Jubada-hoose, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamo ay Dowladda Fedaraalka geysay deegaanka.

Halkaan ka Degso Warka Isgaarsiinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments