Maamulka Degmada Waajid ee gobalka Bakool ayaa sheegay in muddo 2 sano ah aysan ciidanku helin wax mushaar ah.
Ciidamo isugu jira Bolis iyo Sirdoon oo ka kala katirsan Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay Koonfur-galbeed, kuna sugan degmada Waajid ee gobalka Bakool ayaa muddo 2 sano ah waxa aysan helin wax mushaar ah.
Maamulka degmada Waajid oo uu ugu horreeyo gudoomiyaha degmadaas ayaa waxa uu sheegay, in ciidanku aysan wax mushaar ah helin mudadaas, intaasna ay si hiskood ah ushaqeynayeen.