Dowladda Fedaraalka ayaa mar waliba waxa ay fagaarayaasha ka sheegataa iney la wareegtay hawada Soomaaliya muddo 7 sano ahna ay gacanteeda ku jirto, iyadoo Xasan Sheekh uu dhowr jeer sheegay, in Qaramada Midoobey ay si buuxda ugala soo wareegeen maamulkan awada.
Haddaba ma dhab-baa arrintaas? waxaa su’aashaas hordhignay Aqoonyahan Xasan Fiyooke oo ku nool qurbaha, Wariye C/faraax Maxamed Qaasim ayaana la yeeshay wareysigaan.
Halkaan ka Degso Wareysiga Aqoonyahan Xasan Fiyooke Cali