Kulan looga hadlay arrimo muhiim ah ayaa dhexmaray wilaayada islaamiga ee Galgaduud iyo beesha Maxamuud Hiraab oo kamid ah beelaha daga wilaayadaas.
Kulanka ayaa ka dhacay deegaanka Ceel-garas ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, waxaana looga hadlay arrimo ku aaddan xaaladda guud ee Beesha, sida amniga, waxbarashada iyo horumarka.
Halkaan ka Degso Warka Degso Kulanka