Saturday, December 21, 2024
HomeAll NewsKhilaafka Dowladda Fedaraalka iyo Maamulka Jubbaland oo Cirka Isku Shareeray.

Khilaafka Dowladda Fedaraalka iyo Maamulka Jubbaland oo Cirka Isku Shareeray.

Waxaa cirka isku sii shareeray khilaafka adag ee udhexeeya Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay Jubbaland, iyagoo hadda billaabay iney iska weeraraan warbaahinta.

Dowladda Fedaraalka ayaa sheegtay inaysan aqbali doonin natiijo kasta oo kasoo baxda dorasho dabayaaqada bishaan uu Axmed Madoobe ku qabsanayo magaalada Kismaayo.

Halkaan ka Degso Warka Khilaafka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments