Kooxaha Kacdoon-wadayaasha Suuriya ayaa gaaray guushii ugu weyneyd ee milliteri, kadib markii ay gudaha u galeen magaalada Dimishiq ee caasimadda dalka Suuriya, halkaas oo tobanaankii sano ee lasoo dhaafay ahayd goob laga agaasimo gumaadka ka dhanka ah Muslimiinta Shaam.
Halkan kala deg Falanqeyn- Kacdoon wadayaasha oo gudaha u galay Dimishiq