Sunday, December 22, 2024
HomeAll NewsJubbaland oo si Kulul u Beenisay Ciidamo ay Soo Bandhigtay Dowladda Fedaraalka.

Jubbaland oo si Kulul u Beenisay Ciidamo ay Soo Bandhigtay Dowladda Fedaraalka.

Maalintii shalay Dowladda Fedaraalka ayaa magaalada Balad-xaawo ee gobalka Gedo kusoo bandhigtay, askar ay sheegtay iney kasoo goosteen maamulka la baxay Jubbaland.

Wasiirka amniga ah ee maamulka la baxay Jubbaland ayaa si adag ubeeniyay warkaas, isagoona tilmaamay ineysan jirin wax ciidankooda ah oo isku dhiibay Dowladda Fedaraalka.

Waxa uu sheegay in askarta ay sheegtay Dowladda Fedaraalka ay yihiin kuwii lagu soo taba baray dalka Eretrea oo kasoo firxaday dagaalladii ay kula jireen Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyo kuwa dayacnaa oo la isku soo uruuriyay.

Halkaan ka Degso Warka Jubbaland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments