Sunday, December 22, 2024
HomeAll NewsJubbaland oo Sheegtey Iney Fashilisay Afgambi Iyada ka Dhan ah.

Jubbaland oo Sheegtey Iney Fashilisay Afgambi Iyada ka Dhan ah.[DHAGEYSO]

War kasoo baxay taliska ciidanka Boliska ee maamulka la baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay iney fashiliyeen, qorshe la doonayay in lagu afgambiyo nidaamka uu hogaamiyo Axmed Madoobe, kaas oo ay tilmaameen in uu soo abaabulay Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Fedaraalka.

Afgambigaan ayuu sheegay in loosoo wakiishay gudoomiyahii hore ee deegaanka Raaskambooni oo hada ku sugan magaalada Muqdisho, balse ay ku guuleysteen iney ka hortagaan.

Masuul katirsan Boliska maamulka Jubbaland ayaa sheegay, in uu xiriir lasoo sameeyay gudoomiye hore oo katirsan maamulkooda, kaas oo ka dalbanaya inuu kala qeyb qaato afgambiga Axmed Madoobe balse uu ka diiday, isagoona tilmaamay in marar kala duwan lacago loosoo diray, ayna hayaan cadeymahooda.

Halkaan ka Degso Warka Jubbaland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments