Isbitaalka deegaanka Kuunyo-Barrow ee gobalka Sh-hoose ayaa soo kordhiyay, adeeg caafimaad oo dhalmada iyo caafimaadka dumarka la xiriira.
Wariye C/fataax Faarax Diiriye ayaa waxa uu adeeggaan cusub ee uu isbitaalku soo kordhiyay ka wareystay, Drs Suleeqo Abuukar oo ah dhaqtaradda haweenka ee isbitaaalka.
Halkaan ka Degso Wareysiga Drs Suleeqo