Maalintii Arbacada ee aynu soo dhaafnay ciidamo katirsan Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul-Islaami Wal Muslimiin ayaa weerar xooggan ku qaaday, saldhig ay ciidamada Biniin ku leeyihiin degaanka Waadan ee dhaca gobolka Kariima oo katirsan dalkaasi.
Ina ka badan 30 askari ayaa lagu dilay weerarkan, halka lagu soo furtay hub, diyaarad nooca Drones-ka ah iyo agabyo kale.
Sawirro Muujinaya askarta lagu xasuuqay weerarkan iyo hubka lasoo furtay ayey baahisay Az-Zallaaqa.
Dhanka kale, Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul-Islaami Wal Muslimiin waxay weerar ku qaadeen, xarun ay ciidanka Burkiina-Faaso ku leeyihiin deegaan dhaca gobolka Kayya, waxayna halkaasi ku dileen 9 askari, hub, 4 Mooto Dhigdhigleey iyo agabyo kalena kasoo furtay.
Khamiistii lasoo dhaafay ayey weerar kale ku qaadeen xarun kale oo ay askart Burkiina Faaso ku leeyihiin Suum oo katirsan dalkaasi, waxayna halkaasi ku dileen 8 askari, halka ay soo furteen hub iyo agabyo kale.
Dhinaca kale weerar culus ayey Mujaahidiinta Jamaacadan ku ekeeyeen saldhig ciidanka Mali ay ku lahaayeen tuulo dhacda mandiqadda Bandajaqaara ee katirsan dalka Mali.
Kadib dagaal halkaasi ka dhacay waxay ciidanka Mali ka dileen 6 askari, 4 gaadiid ah iyo hubna waa ay ka furteen.