Hay’adda lagu magacaabo IMF oo dhaqaalo siin jirtay Dowladda Fedaraalka iyo maamul goboleeyada iyada hoostaga, ayaa sheegtay iney jaran doonto dhaqaalaha.
Lacag jariddan oo ay sheegtay iney ku dhaqaaqeyso bilowga sanadka soo socda ee 2025-ka ayey sabab uga dhigtay khilaafka ka dhaxeeya Dowladda Fedaraalka iyo maamul goboleeyada.
Waxay sheegtay iney xukuumadda Fedaraalka ee fadhigeedy yahay Villa Soomaliya siyaasadeysay dhaqaalihii gacanta loo geliyay.