Cabdikariin Axmed Xasan oo kamid ah dadka ka ag dhow Xasan Sheekh Maxmuud, ayaa loo doortay gudoomiyaha gudiga madaxbanaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha.
Wuxuu sheegay inuu go’aankiisu yahay iney qabtaan doorasho uu ku tilmaamay qof iyo cod, taasoo ka dhacda Soomaaliya.
Cabdikariim ayaa sheegay inaaney jirin cid uu xulafo gaar ah la yaahy ama xisbi uu ku daabanyahay, balse mucaaradka Dowladda Federaalka ayaa tilmaamaya inuu ninkani wato Xasan Sheekh Maxmuud.