Thursday, January 9, 2025
HomeAll NewsGanacsade Itoobiyaan ah oo Lagu Dilay Magaalada Adis Ababa.

Ganacsade Itoobiyaan ah oo Lagu Dilay Magaalada Adis Ababa.[DHAGEYSO]

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa ku waramaya ij caasimadda dalkaas ee Adis Ababa lagu dilay, mid kamid ah ganacsatada aadka looga yaqaanno magaaladaas.

Biresaw Minaale oo ah ganacsade caan ka ahaa magaalada Adis Ababa kana soo jeeda Qowmiyada Amxaarada ayay kooxo hubeysan ku dhex dileen gudaha magaaladaas.

Ganacsadahaan oo lahaa hotello iyo warshado sameeya Shamiintada ayay kooxaha hubeysan ku hor dileen, hoga uu ka dagan yahay magaalada Adis Ababa ee caasimadda Itoobiya.

Xilligii la dilyay ninkaan ayaa waxa ay korontadu ka maqneed xaafadda uu ka dagan yahay caasimadda Itoobiya, taas oo ay xoguhu qaar tilmaamayan in dilku uu ahaa mid qorsheysan.

Halkaan ka Degso Warka Ganacsadaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments