Siyaasiga Faarax Macallin oo kamid ah xildhibaanada katirsan dowladda kenya, ayaa weerar afka ah ku aaday Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna afka ku balballaariyay arrimo wax usdabamarin badan oo uu faraha kula jiro, iyo fashillo siyaasadeed oo isku raac raacay waahayan.
Wuxuu tilmaamay in Xasan Sheekh dantiisa oo kaliya ucadahay, wax uu ka tegayana aysan jirin oo xatta qubuurtii ka badbaadi waayeen.
Isagoo sii hadlaya ayuu sheegay in isaga iyo Axmad Madoobe ay ku howlan yihiin iney ukala yeertaan dowlado uu sheegay iney yihiin cadaw Soomaaliyeed.