Shilkan diyaaradeed ayaa subaxnimadii shalay ka dhacay isbtitaalka Mugla ee ku yaalla gobolka Mugla oo dhaca Koonfur Galbeed dalka Turkiga.
Diyaaraddan oo ahayd nooca Helicobter-ka ee qumaatiga ukaca, ayaa shilkan ka gashay xilli ay ka tuudshay saqafka saree e isbtitaalka Mugla, waxayna ku dhacday dabaq saree e isbitaalka, kadibna dhulak ay kusoo dhacday, waan burburtay.
4 ruux oo isugu jira 2 duuliye, dhaqtar iyo qof shaqaale ah ayaa ku dhintay shilkan, dhismaha isbitaalka ayaana waxaa soo gaaray burbur xooggan.
Lama oga sababta keentay shilka diyaaradda, hase ahaatee waxay wararku sheegayaan in ceeryaamo ay jirtay xilliga diyaaraddu ka duuleysaty dusha sare ee isbitaalka.
Diyaaraddan ayaa la sheegay in maalintii sabtiyada ay ubaaqatay sababo la xiriira dhanka cimillada ahaa kuwo aysan ku socokarin, shalay markii ay dhaqaaqday ayeyna gashay shilkan.