Thursday, December 26, 2024
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Warar is Khilaafsan Kasoo Saartay Hishiiskii Badda ee Itoobiya.

Dowladda Fedaraalka oo Warar is Khilaafsan Kasoo Saartay Hishiiskii Badda ee Itoobiya.

Axmed Macallin Fiqi oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Fedaraalka ayaa hadallo is burinaya ka sheegay, heshiiskii xaaraanta ahaa ee ay dowladda Xabashida Itoobiya ugu saxiixeen iney qaadato qeyb kamid ah Badda Soomaaliya.

Mar waxa uu tilmaamay in ay bad u ogolaadeen Dowladda Xabashida Itoobiya, isagoo mar kale beeniyay in bad la siinayo Itoobiya, kaas oo uu ku buriyay hadalkiisii hore, kadib markii dadka Soomaalida ah ka cambaareeyeen baraha bulshada.

Halkaan ka Degso Warka Dowladda Fedaraalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments