Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay iney ku howlanyihiin soo saarista lacag shilin Somaali ah oo cusub.
Wasiirka ayaa sheegay iney qaadeen tallaabooyin dhowr ah, caqabadana ay weli ku hor gudbanyihiin.
Tallaabadan ayaa kamid ah qorshayaasha Dowladdda Federaalka ku dooneyso iney dhulka kula gasho dhaqaalaha Soomaaliya, ee ay horaanba ku baab’ibisay canshuuraha baadda ah, iyo boobka.