Dowladda Fedaraalka ayaa sheegtay in walwalka ugu badan ee heysta uu yahay dagaalka ay kula jirto Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Saalax Jaamac oo ah Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu ka dhawaajiyay, cabsiga ay la noolyihiin islamarkaana ay ka qabaan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Saalax oo goob madal ah su’aalo lagu weydiinayay ayaa waxa uu tilmaamay, in walwalka ugu heysta ee heysta uu yahay dagaalka ay kula jiraan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.