Wednesday, January 1, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Kasoo Horjeesatay Hadallo ay Safiirro ka Jeediyeen Doorashada Soomaaliland.

Dowladda Fedaraalka oo Kasoo Horjeesatay Hadallo ay Safiirro ka Jeediyeen Doorashada Soomaaliland.

Axmed Macallin Fiqi, oo ah wasiirka arimaha dibadda Dowladda Federaalka ayaa sheegay ineysan aqbaleynin hadallada ay safiirada qaar ka jeediyeen doorashadii maamulka labaxay Soomaalialnd.

Wuxuu sheegay in safiirka Denmark uu ka jeediyay Hargeysa, kalimad uu maamulka Soomaaliland ku tilmaamayo inuu yahay dal, sidaasi darteedna ay u yeeraan, oo ay fadhi u ballansanyihiin.

Halkaan ka Degso Warka Fiqi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments