Monday, December 23, 2024
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Culeesyo Horleh Kusoo Rogtay Bulshada ku Nool Muqdisho.

Dowladda Fedaraalka oo Culeesyo Horleh Kusoo Rogtay Bulshada ku Nool Muqdisho.

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Federaalka, ayaa soo kordhisay mashruuc horleh oo cadaadis ku ah shacabka Muqdisho, Dowladuna lacag ay ka sameyneyso.

Wasaaradda ayaa fartay in mootada labo lugaaleyda aanu kaxeyn karin qof aan heysan rukhsad darawalnimo, taasoo ay tahay in laga soo jarto wasaaradda, iyadoo lacago la dhiibayo.

Bashiir Macallin Cali, oo ah agaasimaha wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada, ayaa akhriyay war saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda oo arinkaas looga hadlay.

Halkaan ka Degso Warka Wasaaradda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments