Friday, January 10, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Burburisay Guryo ay Dad Rayid ah ku Leeyihiin Muqdisho.

Dowladda Fedaraalka oo Burburisay Guryo ay Dad Rayid ah ku Leeyihiin Muqdisho.

Ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka oo wata gaadiidka cagafta loo yaqaanno ayaa maanta aroortii hore waxa ay burburin ka billaabeen mid kamid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.

Halka loo yaqaanno Buul-weekiyo oo ku taalla degmada Xamar-jajab ee magaalada Muqdisho ayay burburintu ka sameeyeen ciidamada Dowladda Fedaraalka, waxaana ay gacaf galiyeen dadka rayidka ah.

Halkaan ka Degso Warka Burburinta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments