Saturday, January 18, 2025
HomeAll NewsDhulboobkii Dowladda Fedaraalka oo Gaaray Baladweyne iyo Dad Guryahooda la Dumiyay.

Dhulboobkii Dowladda Fedaraalka oo Gaaray Baladweyne iyo Dad Guryahooda la Dumiyay.

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa laga soo warinayaa, in ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka ay dhibaatooyin kala duwan ka geysteen magaaladaas.

Dadka ku dhaqan Baladweyne ayaa waxa ay sheegeen, in ciidanku ay burburiyeen xarumo ganacsi oo ku yaalla magaaladaas, ayna arrintaasi ka dambeeyaan rag masuuliuiin ah.

Waxa ay intaasi ku dareen iney geysteen xadgudubyo kale oo ay kamid yihiin jirdil iyo in hantida dadka ay burburiyaan.

Halkaan ka Degso Warka Baladweyne

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments