Saturday, January 4, 2025
HomeAll NewsDhul Gariir Laga soo Calaamadeeyay Qeybo kamid ah Dalka Itoobiya.

Dhul Gariir Laga soo Calaamadeeyay Qeybo kamid ah Dalka Itoobiya.

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa ku waramaya, in qeybo kamid ah wadankaas uu ku dhuftay dhul gariir xoogan.

Dhacdooyinkan oo habeen hore ka dhacay dalka Itoobiya ayaa laga hadal hayaa, waxaana kamid ah meelaha laga dareemay, magaalada Adis-Ababa iyo gobolka Canfarta.

Adis-Ababa waxaa laga dareemay dhul gariir muddo sedax Jeer ah, halka gobolka Canfartana uu ka dhacay dhul-go’.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments