Duufaantan oo loogu magacdaray Chido ayaa maalintii shalay ku dhuftay jaziiradda Maayoot ee dhacda badweynta Hidiya kanatirsan dalka Faransiiska.
Ugu yaraan 14 qof ayey dhimashadooda sabab unoqotay duufaantan, waxayuna sido kale dhaawacyo kala duwan ay soo gaareen dad gaaraya 255 ruux.
Duufaantan oo la sheegay iney aad u xooggan tahay ayaa saacaddii jareysa 220 KM waxayna burbur dhameestiran ugeystay guryihii ku yiilay jaziiraddaasi sida uu sheegay mas’uulka jaziiradda maamoodzo oo ah magaalada ugu weyn eek u taalla jaziiraddaasi.
Dhawaan ayey ahayd markii sidan oo kale ay duufaan ku dhufatay deegaanno kamid ah wadanka Mareykanka.