Todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa dalka Tuunis laga dareemayay hoos u dhac aad ubaallaaran oo ku yimid qiimaha Saliid Zeytuunka lakala siisto ee dalkaas.
Haddaba maxay tahay dhibaatada dhaqaale ee dalka Tuunis ka heysata soo saaridda saliid Zeytuunka? ku dhageyso wrbixintaan hoose.