Dhalinyaro Soomaaliyeed oo mudo sanado ah lagu heystay dalka Liibiya ayaa dib ugu soo noqday dalka Soomaaliya, iyagoo kasoo degay magaalada Muqdisho.
Waxay tilmaameen in dhibaatooyin kala duwan ay ku heysatay dalka Liibiya oo ay gacanta ugu jireen kooxo magafayaal ah, maantana ay dib u heleen xoriyadooda, dhalinyarada SOomaaliyedna waxay ugu baaqeen iney ka joogsadaan Tahriibta.