Friday, January 10, 2025
HomeAll NewsDHAGAYSO: TAXANE- FASIIRUU- 25.

DHAGAYSO: TAXANE- FASIIRUU- 25.

Barashada dhulka iyo caalamku waxay leeyihiin ahmiyad gooni ah, oo aaney jirin cid ay ka qarsoontahay, qofaan dhul marinna dhaayo maleh sidaba ay Soomaalidu ku maahmaahdo, dhulka ayaase kale ahmiyad iyo micno kala duwan.

Waxaan Allaah idinkii, taxanahan aan ugu magacdarnay Fasiiruu, si gaar ah aan xooga guu saari doonnaa, dhulalka magac iyo maamuus ku leh muslimiinta maankood, si aan wax badan uga baranno caalamka Islaamka, una soo nooleyno mustalaxaad sharci ah oo ay dad badani mooganyihiin xilligan mucaasirka ah.

Xalqada 25aad oo ku baxeysa barnaamijka todobaadlaha ee Aqoon iyo Ogaal, waxaan uga hadleynaa dalka Uzbakistaan oo kamid ah dhulweynaha Bilaad Maa Waraa An-Nahri oo caan ka ah taariikhda Futuuxaadka Islaamiga.

Halkan kala deg Taxane- Fasiiruu- Idaacadda Al-Furqaan- 25

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments