Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay, dilkii uu Mareykanka u geystay Sheekh Maxamed Mire oo ahaa Waaligii Wilaayaatka Islaamiga ah ee Soomaaliya, waxaana soo jeedinay C/fataax Maxamed Qaasim.