Dhacan ayaa socda muddo sedax maalin ah, wuxuuna caqabad ku noqday dadkii ku shaqeysanaye Bajaajta.
Waxaa la sheegay iney ka dambeeyaan mooryaan hubeysan oo ku sugan magaalada, kuwaasoo qofkii ay arkaan ka dhacaya mootada.
Baladweyne ayaa waxaa ka taagan xaalad aad u cakiran, iyadoo uusan jirin maamul si rasmi ah magaalada uga taliya, Bajaajleyda ayaana bilaabay iney is hubeeyaan maadaama mootooyinkooda loosoo dhigtay.