Wali waxaa magaalada Muqdisho ka ka soconaya dhulboobka xaddhaafka ah ee ay wadaan madaxda Dowladda Fedaraalka ee ka dhanka ah dadka rayidka ah.
Bulshada ku dhaqan xaafadda Waxarcade ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay dhigeen, dibadbax ay kaga soo horjeedeen dhulboob ay sheegeen iney ku hayaan madax katirsan Dowladda Fedaraalka.