Dad badan oo dhashay Wadanka Kenya ayaa la la’yahay sababo la xirira afduubka kusii badanaya wadankaasi.
Guddii ka shaqeeya waxa loogu yeero xuquuqda Aadanaha oo ka howlgala gudah Kenaya, ayaa sheegay in tan iyo bishii lixaad ee sanadkii hore ay diiwaan geliyeen 85 dhacdo oo afduub ah.
Wuxuu kaloo sheegay in tan iyo xilligaasi la la’yahay 25 ruux oo Kenyaan ah.