Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa caawa baahisay muuqaal soconaya qadar 50 daqiiqo ah, kaas oo lagu soo bandhigayo dhulboobka xargaha goostay ee ay Dowladda Fedaraalka ka wado magaalada Muqdisho.
Muuqaalka oo ciwaan looga dhigay “Dhulboobka Muqdisho Ma Dhaqan Dowladeed Baa?” ayaa waxa uu soo bandhigaya sida ay Dowladda Fedaraalka ugu howlan boobka ka dhanka ah guryaha ay leeyihiin dadka rayidka ah.