Monday, December 23, 2024
HomeAll NewsDaahir Amiin Jeesow oo Waali ku Tilmaamay Damaca Xasan Sheekh ee Doorashada.

Daahir Amiin Jeesow oo Waali ku Tilmaamay Damaca Xasan Sheekh ee Doorashada.

Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa waali ku tilmaamay damaca Xasan Sheekh ee ah qabashada doorasho qof iyo cod ah.

Wuxuu sheegay in hadalkaasi uu ka dhiganyahay waali uuna hubo Xasan Sheekh inuusan qaban doonin doorashada uu ballanqaaday, uguna baaqayo inuusan waqtiga ka luminin.

Halkaan ka Degso Warka Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments