Sunday, January 5, 2025
HomeAll NewsDaahir Amiin Jeesow oo Sheegay Inaaney Dowladnimo Ahayn Gacan-hoorsiga Dowlado Shisheeye.

Daahir Amiin Jeesow oo Sheegay Inaaney Dowladnimo Ahayn Gacan-hoorsiga Dowlado Shisheeye.

Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah baarlamaanka Dowladda Federaalka ayaa tilmaamay inaaney dowladnimo ahayn, in marba dhinac loo ordo, oo la isku dayo in Masar, Ereteriya iyo Itoobiyaba mid mid loo raalli geliyo.

Wuxuu sheegay in Itoobiya iyo guud ahana ciidamada Shisheeyaha ee jooga Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka socda dalalka xuduud beenaatka la leh Soomaaliya ay dano u gaar ah ka leeyihiiin Soomaaliya.

Halkaan ka Degso Warka Daahir Amiin Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments