Monday, January 6, 2025
HomeUncategorizedCiidanka Itoobiya oo Dil iyo Dhac ka Geystay Degmo Katirsan Soomaali-galbeed.

Ciidanka Itoobiya oo Dil iyo Dhac ka Geystay Degmo Katirsan Soomaali-galbeed.[DHAGEYSO]

Maleeshiyaadka loogu yeero FINAS ee taabacsan Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa dil iyo dhac ka geystay, degmada Deka Suuf ee gobalka Liibaan oo kamid ah dhulka Soomaali-galbeed ee ku hoos jira gumeysiga Itoobiya.

Ciidankaan ayaa waxa ay weerar ku qaadeen xarumaha ganacsi ee ku yaalla degmada, iyagoona gadiid ay wateen ku rartay hantida dadka rayidka ah.

Intaasi kadib waxaa dhacay dibad-bax ay dhigeen dadka deegaanka oo ay kaga soo horjeedaan weerarka ay ciidanka Xabashidu soo qaadeen, taas oo sababtay iney rasaas ku furaan dadka rayidka ah.

Hooyo 4 caruur ah heysatay ayay maleeshiyaadku dileen, iyagoo sidoo kale dhaawacay 3 ruux kuwaas oo la dhigay xarumaha caafimaadka.

Halkaan ka Degso Warka Soomaali-galbeed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments