Dilkaan ayaa waxa uu maalintii shalay ka dhacay deegaanka Gubadley ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho, waxaana geystay ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka.
Askariga la dilay ayaa lagu magacaabaa Abuukar Nuur Maxamed, waxaanaa ay askartu Abuukar si bareer ah ugu toogteen gurigiisa oo ku yaalla deegaanka Gubadley.
Ehellada askariga la dilay ayaa sheegay in Abuukar loo dilay si gardarro ah, islamarkaana ay askartu doonayeen iney dhulboob ka geystaan deegaankaas dhaca duleedka Muqdisho.
Halkaan ka Degso Warka Askariga la Dilay