Thursday, December 26, 2024
HomeAll NewsCiidamadii Ka Cararay Raaskambooni oo Dib Loogu Soo Celinayo Muqdisho. .

Ciidamadii Ka Cararay Raaskambooni oo Dib Loogu Soo Celinayo Muqdisho. [Dhagayso].

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in boqollaal askari oo katirsan ciidamada Dowladda Federaalka ay isku soo dhiibeen Kenya, kuwaasoo kasoo tallaabaday xadbeenaatka Soomaaliya iyo Kenya, kadib dagaallo adag oo ay kala kulmeen ciidamada maamulka labaxay Jubbaland.

Warbixin uu daabacay wargeyska The Nation oo kamid ah wargeysyada ugu afka dheer ee kasoo baxa dalka Kenya, ayaa lagu sheegay in ciidamada Dowladda Federaalka ee kasoo tallaabay xadbeenaatka ay tiradoodu gaareyso ugu yaraan 600 oo askari, kuwaasoo watay hubka noocyadiisa kala duwan.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments