Tuesday, January 7, 2025
HomeAll NewsCiidamada Dowladda Fedaraalka oo Wiil iyo Abtigiis ku Dilay Gobalka Sh-dhexe.

Ciidamada Dowladda Fedaraalka oo Wiil iyo Abtigiis ku Dilay Gobalka Sh-dhexe.

Saacadihii lasoo dhaafay ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay inta udhexeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar gaar ahaaan deegaanka lagu maagacaabo Cadeyga Moobliin ku dileen wiil iyo abtigiis.

Ciidamada ayaa waxa ay si bareer ah u toogteen wiilka iyo abtigiis, waxaana ay ku marmarsiyoodeen iney ka shakiyeen ragga ay dileen oo deegaanka laga yaqiinay.

Qaar kamid ah ehellada wiilka iyo abtigiis ee ay dileen ciidamada Dowladda Fedaraalka ayaa ka hadlay dhibaatada loo geystay.

Tani ayaa kusoo aadeysa iyadoo saacado kahor deegaanka Warsheekh ee isla gobalka Sh-dhexe lagu dilay, wiil, aabihiis iyo macallin dugsi Qur’aan, kuwaas oo la sheegay in loo dilay aaano qabiil.

Halkaan ka Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments