Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maalintii shalay ka dhacay dil ay geysteen ciidanka Dowladda Fedaraalka gaar ahaan kuwa sirdoonka.
Dilkan ayaa ka dhacay gudaha magaalada, waxaana rasaas ay fureen ciidankan ku dhintay wiil Bajaajle ahaa oo lagu magacaabijiray Shaafici Cilmi.
Qaar kamid ah dadkii ay is garanayeen oo warbaahinta la hadlay ayaa dilka loo geystay darawalkan.