Madaxwweynihii hore ee maamulka Hir Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa ku tilmaamay Axmed Madoobe iyo Siciid Deni, hogaamiye kooxeedyo lamid ah kuwii ka jiri jiray magaalada Muqdisho.
Wuxuu sidoo kale sheegay in nidaamka Fedraalisimka ee ay Dowladda Federaalka ku dhaqanto uu dhigayo, inaan la helin dowlad dhexe oo awood leh, berina ay suuragal tahay in Axmed Madoobe uu Kenya ku biiro, Denina uu Itoobiyo ku biiro.