Caqabado badan ayaa ku horgudban hawlgalka ciidamada shisheeye ee ay todobaadkan meel mariyeen golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Caqabadahaan ayaa waxaa ugu horreeya iyadoo dowladaha Afrikaanka ah ay isku heystaan cidda hogaanka qabaneysa, iyo tirada askarta ay ku lahaanayaan ciidankaas.