Monday, January 6, 2025
HomeAll NewsC/raxmaan C/Shakuur oo Sheegay iney Isaga Dageen Tareenka Xasan Sheekh, Eedeyn-na Jeediyay.

C/raxmaan C/Shakuur oo Sheegay iney Isaga Dageen Tareenka Xasan Sheekh, Eedeyn-na Jeediyay.

Xildhibaan C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa weerar afka ah ku qaaday Xasan Sheekh oo ah Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.

Waxa uu sheegay iney isaga hareen gaarigada uu wado Xasan, horayna ay uga hareen dad badan kadib markii la arkay buu yiri inuu ku socdo meel qaldan.

Waxa uu sidoo kale madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay iney boobayo hantida guud ee dalka, islamarkaana uu ka gadanayo shakhsiyaad iyo jihooyin kale.

Halkaan ka Degso Warka Ina Warsame

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments