Saturday, January 4, 2025
HomeAll NewsC/raxmaan C/shakuur oo Sheegay in Siyaasadda & Diblumaasiyada Dowladda Fedaraalka Aysan Fadhin.

C/raxmaan C/shakuur oo Sheegay in Siyaasadda & Diblumaasiyada Dowladda Fedaraalka Aysan Fadhin.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka lahayn siyaasad iyo diblumaasiyada fadhisa, marka laga hadlayo arinta Itoobiya ee la xiriirta badda Soomaaliya.

Wuxuu sheegay halka Itoobiya maalinna aaney ku hadlin war iska hor imaanaya ayna banaanka la taagantahay iney dooneyso bad ay iyadu yeelato, ay Dowladda Federaalka madaxdeedu jeedinayaan warar kala duwan.

Mar Itoobiya waxay ku sheegeen cadow, marna waxay ku tilmaameen saaxiib iyo in ciidamadooda ay nafta u hureen shacabka Soomaaliyeed.

Halkaan ka Degso Warka Cabdiraxmaan Cabdishakuur

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments