Saturday, January 11, 2025
HomeAll NewsBurundi oo Diiday ka Qeyb-galka Duullaanka Soomaaliya Haddii aan loo Oofin Danaheeda.

Burundi oo Diiday ka Qeyb-galka Duullaanka Soomaaliya Haddii aan loo Oofin Danaheeda.

Dowladda Burunti ayaa shaaca ka qaaday ineysan ciidankeedu kamid noqon doonin howlgalka cusub ee “AUSSOM” kaas oo ay Shisheeyuhu ka billaabayaan Soomaaliya.

Waxa ay shuruudo ku xirtay ka qeyb galka howlgalkaas, iyadoo tilmaamtay in haddii shuruuradahaas loo oofiyo ay ka qeyb noqon doonto howlgalka.

Halkaan ka Degso Warka Burundi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments