Sunday, November 17, 2024
HomeAll NewsBurcad Kenyan ah oo Weeraray Kaalin Shidaal oo ku Taalla Dhadhaab.

Burcad Kenyan ah oo Weeraray Kaalin Shidaal oo ku Taalla Dhadhaab.[DHAGEYSO]

Habeen hore burcad Kenyan ah oo ku hubeysan baangado ayaa waxa ay weerar ku qaadeen, xarun shidaalka lagu iibiyo oo ku yaalla deegaanka Dhadhaab oo kamid ah dhulka NFD ee ay gumeysato Kenya.

Nin waardiye ka ahaa xarunta shidaal oo lagu magacaabo Siyaad Axmad Dhabar ayay dhaawaceen kooxahaan burcadda ah.

Dhaaca kadib wax ay boob iyo bililiqo ka geysteen xarunta shidaal, waxaana ay horay usii qaateen mobile-kii uu lahaa ninka waardiyaha ah.

Halkaan ka Degso Warka Dhadhaab

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments