Shacabka magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegay iney la dhibaateysanyihiin burburka wadooyinka magaalada, oo aanu jirin maamul wax ka qabta.
Darawallada gaadiidka noocyadooda kala duwan ayaa sheegay, in burburka wadooyinka ay usii dheertahay iyadoo jidadku ay biyo fadhiisad yihiin marka ay roobabku da’aan.