Tuesday, December 24, 2024
HomeAll NewsBoob iyo Barakicin Wali ka Socda Xaafadda Xero-Kalluun ee Muqdisho.

Boob iyo Barakicin Wali ka Socda Xaafadda Xero-Kalluun ee Muqdisho.[DHAGEYSO]

Xaafadda Xero-Kalluun ee degmada Waaberi magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka soconaya barakicin lagu hayo dadka xaafadaasi ku dhaqan.

Meel u dhow xaafadda ayaa waxaa guri ka dhistay Abshi Bukhaari oo kamid ah shakhsiyaadka aadka ugu dhow Xasan Sheekh Maxmuud, waxaana dhulka ay dadku deganyihiin loogu daray isaga.

Shacabka ku nool xaafadda ayaa saq dhexe oo habeennimo waxaa usoo dhacay ciidamo hubeysan oo wata gawaarida cagaf cagafta oo loogu talogaalay iney dusha ka maraan guryaha.

Halkaan ka Degso Warka Barakicinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments